Maamulka Degmada Waabari oo dhagax dhigay dib u dhis lagu sameynayo wadadka hormarta xarunta Degmada.

0
118

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Degmada Waabari Maxamed sheikh Sayid Cali ayaa dhagax-dhigay dayac-tir lagu sameenayo waddada hormarta xarunta degmada oo uu burbur ka soo gaaray roobabkii dhawaan ka da’ay magaalada Muqdisho.

Waxa ka qeyb galay madasha dhagax dhiga maamulka degmada waabari iyo qaar kamid ah bulshada degmada waabari.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi