Tababar ku saabsan wadaniyada oo lagu qabtay Hargeysa

0
162

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Soomaliland ayaa magalada Hargeysa ka daah-furay tabobar ku saabsan barashada waddaniyada iyo ka qayb qaadashada siyaasada.

Tababarkan ayaa loo qabtay 25 dhalinyaro ah oo ka kala socday ururada bulshada Rayidka Soomalland.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan.