Barnaamijka Tubta Nabadda ee Radio Beerlula qeybta 336-aad

0
127

Baladweyne (Radio Beerlula)- dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Beerlula waxaan halkan idinku soo gudbineynaa barnaamijka Tubta Nabadda  qeybta 336 maxay doorka bulshada ama dadweynuhu ka qaadan karaan horumarinta caafimaadka dadweynaha.