Dugsiga hoose dhexe deegaanka Laag ee duleedka Boosaaso oo xariga laga jaray

0
189

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha degmada Bosaaso Xasan Cabdalla Xasan ayaa xariga ka jaray dugsiga hoose dhexe ee deegaanka Laag oo Dawladda hoose ee Bosaaso ku sameysay dayactir iyo dib u balaarin.

Waxa ka qeyb galay munaasabada xarig jarka mas’uuliyiinta dowlada hoose ee Bosaaso bulshada qeybaheeda kala duwan iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.