Jamciyadda Itiqaan oo tartan qur,aan aqris ah ku soo xirtay magaalada Burco.

0
153

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Munaasabaddan oo lagu soo xirayay tartan qur,aan aqris ah ayaa waxa lagu qabatay magaalada Burco waxaana kaqeybgalay culImo waalidiin iyo marti Sharaf kale.

Tartankan ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Jamciyadda Itqaan oo hormarisa diinta islaamka.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.