Haweeneey ku nool Kismaayo oo nolosha qoyskeeda ka maareeyso xirfadda sawirada ama Arts-ka guryaha

0
136

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Shamso Maxamad Jeeylaani oo ah Hooyo Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Kismaayo ayaa ku dhiiratay ineey ku shaqeysato xirfadda riinjiyeenta guryaha gaar ahaan sawirada ama Aartiska Kadib markii ay ka baratay seygeeda oo shaqadan ku jira.

lacagaha ay ka hesho shaqdan ayeey ku kaabtaa seeygeeda si ay ugu maareeyna nolosha curuurtooda.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim.