Shirkada dahabshiil oo 5,000 oo dollar ugu deeqday caruurta ku jirta xarunta agoonta afgooye

0
167

Baladweyne ( Radio Beerlula )-In ka badan 200 caruur ah ayaa Shirkadda Dahabshiil Group deeq lacageed oo gaareysa 5,000 oo doolar oo aay ugu talagalashay in lagu ciid siiyo ugu deeqday caruurta kujirta xarunta agoonta ee Afgooye

Waxa ka qeyb galay madasha lagu wareejinayey deeqda lacagta ah mas’uuliyiinta xarunta agoonta afgooye madax katirsan shirkada Dahabshiil Group iyo marti Sharaf kale.

Warbixintan waxa soo jeedinaya Maxamed Yuusuf Cabdulaahi.