Baladweyne (Radio Beerlula)-Kaamka Buulo-gaduud oo kamid ah kaamamka ku yaallo magaalada kismaayo ayaa waxa ku nool Qoysas danyar , agoon, iyo kuwa ay saameeyen abaaraha kajira dalka.
Qoysaska ku nool kaamka ayaa wajahaya xaalado bani’aadanimo sida guryo la’aan haysta , Xarun Caafimaad iyo biyo la’aan haysta.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waneey.