Xarunta barbaarinta Agoonta ee cisman bin cafaan ee magaalada ceergaabo oo la gaarsiiyay deeq dhar ah .

0
167

Baladweyne (Radio Beerlula)-Caruurta Agoonta ee ku jirta xarunta barbaarinta Agoonta ee Cisman Bin Cafaan ee magaalada Ceergaabo ayaa waxaa sanadkii lixaad la gaarsiyay deeq lacageed oo loogu talagalay in lagu ciid siiyo.

Lacagta lagu ciidsiinyo caruurtaan agoonta ah ayaa waxaa soo baxiyay dad muxsiniin ah waxaana loosoo wakiishay samafale Maxamed Khadar iyadoona mid kasto lagu doonsiiyay lacag dhan 40 dollar.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.