Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka daahfuray mashruuca wacyigalinta sare u qaadista wax soosaarka nafaqada iyo cunista qudaarta kala duwan.
Waxaa ka qeeybgalay wasiiro Xildhibaano beeraleey iyo xubno ka socday ururada Bulshada Rayidka Kismaayo.
Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan