Dowladdaha Soomaaliya iyo UK oo kala saxiixday heshiis lagu horumarinayo adeegyada caafimaadka dalka.

0
124

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Caafimaadka XFS iyo Safaaradda Ingiriiska ee Soomaaliya ayaa kala saxiixday heshiis lagu horumarinayo adeegga caafimaad ee Hooyada iyo dhallaanka.

Heshiiska ayaa socon doono muddo saddex sano ah waxaana fulin doona hay’ada Unicef waxana laga fulin doonaa mamul goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir.

Warbixintan waxaa inoo haya Xaawo Aadan Xuseen