Dhalinyaro shaqo ku wayay cilmigii ay ka barteen jamaacaddaha oo ganacsiyo yaryar ka hirgeliyay Baladweyne.

0
253

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee Xaruunta Gobalka Hiiran ayaa waxaa ku nool dhalinyaro badan kuwaas oo dhameeyay jaamacaddaha dalka islamarkaan shaqo ku waayay waxyaabihii ay barteen.

Dhalinyaradan ayaa markii ay shaqo ku waayeen cilmigii ay ka barteen jamaacadaha Magaalada Baladweyne ka hirgeliyay goobo ganacsi oo u gaar ah kuwaasoo Intooda badan ku iibiyaan dharka Noocyadooda kala duwan sida Khamiisyada iyo agabka caruurta.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.