Shaqo la’aan soo food saartay Dhalinyarada ku shaqeysata gaari gacanka ee magaalada kismaayo.

0
153

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dhalinyarada ku shaqeysata gaari gacanka ee magaalada kismaayo ayaa ka cabanaayo shaqo la’aan soo food saartay.

Shaqo la’aantan ayaa ka dambeysay kadib markii hoos loo dhigay qiimihii lagu raaci jiray baabuurta yaryar ee ka dhax shaqeeya gudaha Magaalada Kismaayo ee loo yaqaano tagaasida kuwaasoo inta badan qaada dadka iyo adeegyada ay uga baahan yihiin Magaalada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.