In ka badan 100 caruur oo ay dhaleen wariyaal dhintay oo deeq lacageed loogu qeybiyay Muqdisho.

0
206

Baladweyne (Radio Beerlula)-Qeybta warfaafinta madaxtooyada dalka ayaa deeqdan lacageed oo loogu talagalay ciidsiinta caruurtii ay ka geeriyoodeen wariyayaasha Soomaliyeed gudoonsiisay in ka badan 100 caruur ah.

Munaasabada lagu qeybinayay deeqdan lacageed ayaa waxaa ka qeyb galay madax ka socotay madaxtooyada Soomaliyeed , wariyayaal iyo qaar kamid ah waalidka caruurta.

 

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.