Munaasabad lagu abaal marinaayey arday ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Bisha Barakeysan ee Ramadaan oo lagu qabtay Hargeysa.

0
206

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Hargeysa ayaa lagu qabtay munaasabad lagu abaal marinaayey arday dhameeyey dugsiga sare islamarkaana ku guuleystay tartan Cilmiyeedka Bisha Barakeysan ee Ramadaan aay uqabatay Jamaacada Edna Aadan.

Waxa ka qeyb galay munaasabada maamulka Jamaacada Edna Aadan Bahda waxbarashada waalidiin iyo marti saraf kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.