Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Horumarinta Haweenka Puntland Aamina Maxamed Cabdullahi ayaa xariga ka jartay Xarun casri ah oo loo diyaariyay in dumarka lagu qurxiyo taasi oo laga hergeliyay magaalada Garowe.
Munaasabadda lagu Daahfurayay xaruntan ayaa waxaa ka qeybgalay xubno kamid ah Wasaaradda Horumarinta Haweenka Puntland, waxgarad,haween iyo marti sharafkale.
Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin