Dowladda Hoose ee Degmada Kismaayo oo go’aanno ka soo saartay arimaha la xiriira dhulalka

0
164

Baladweyne (Radio Beerlula)-Gudoomiyaha Degmada Kismaayo Cumar Cabdullaahi Maxamed ayaa amar kasoo saaramy is qabqabsiga la xiriira muranka dhulalka.

waxuu sidoo kale waqti u qabtay dadka dhulalka ku leh dhulka ka baxsan ring rood-ka in ay boosas kooda ku sharciyaystan mudada loo qabtay.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan