In ka badan 100 caruur ah oo agoon ah oo dhar ciid loogu qeybiyay Galkacyo.

0
216

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dallada xanaano oo ka shaqeysa arimaha samafalka gaar ahaane wax barida caruurta agoobta ah iyo kuwa danyarta ah ee aan awoodin in ay iska bixiyaan lacagaha wax lagu barto ayaa manta magaalada gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug 100 arday oo kamida caruurta agoonta ah ee ay waxbaraan ugu qeybiyay dharkii ay ku ciidi lahaayeeen .

Xabiibo maxamuud cabdi oo ah wakiilka xanaano ee deegaamada galmudug ayaa faahfaahisay qorshaha hey’ada xanaano ee ku aadan taageerada dadka danyarta ah.

warbixintan waxaa noo haya Aadan Cabdi Axmed.