Maxaabiis danbiyo fudud ugu xirnaa Xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho oo lasii daayay.

0
123

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Madaxweynaha soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa munaasabadda ciidul fidriga aawgeed cafis u fidiyay 127 maxbuus oo danbiyo fudud ugu xirnaa Xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho.

Maxaabiista cafiska loo fidiyay ayaa intooda badan mudo u xernaa danbiyada ay galeen.

Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin.