Maamulka gobolka Banaadir oo albaabada u laabay goob lagu cabo maandooriyaha oo ku taalla Muqdisho.

0
177

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Howlgalkan oo ahaa mid lagu burburniyay goobaha lagu iibiyo waxyaabaha maanka dooriyo ayaa waxaa hogaaminyay gudoomiyaha gobolka Banaadir.

Goobaha albaabada leeyskugu dhuftay ayaa waxaa dhibaato badan ku qabay shacabka Muqdisho gaar ahaane kuwa udalxiistago xeebta liido ee degmada Cabdicasiis.

Warbixintan waxaa inoo haya Cumar Yuusuf Aadan