Baladweyne ( Radio Beerlula )-Sare u kac weyn ayaa laga dareemayaa qiimaha la iibiyo Qudaarta suuqyada Magaalada Baladweyne ee Gobalka Hiiran kadib markuu webiga shebeele uu biyo badan keenay isla markaane uu kufatahay qaar kamid ah beeraha gobalka iyadoo fatahaada ay saameyn ku yeelatay qudaarta cagaaran ee beeraha ka soo go’a qaybo kamid ah
Qudaarta qaaliga noqotay waxaa kamid ah yaanyada baradhada koostada kabsarta banbanooniga iyo basbaaska.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.