Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku nool dhalinyaro badan oo ku shaqeysto iibinta Raashiinka Noocyadiisa kala duwan.
Dhallinyaradan ayaa iibiya Raashiinka qudul duruuriga sida Bariiska, Baastada, Burka, Iyo Saliida waxaana ay uga maarmeen ineey ka tahriibaan dalka.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.