Tababar ku saabsan xalinta khilaafaadka oo ka furmay Hargeysa.

0
148

Baladweyne ( Radio Beerlula)-Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Warfaafinta Soomaliland ayaa magaalada Hargeysa kafuray tababar ku saabsan xalinta khilaafaadka waxaana qabashadiisa iska kaashanaya Ururka Solja iyo UNSOM.

Tababarka ayaa waxaa loo qabtay saxafiyiin ka kala socda dhamaan xarumaha warbaahineed ee deenada Soomaliland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.