Sara u kac laga dareemayo qiimaha la iibiyo Qaraha suuqyada magaalada Dhoobleey.

0
217

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xili qeybo badan oo kamid ah Dalka ay ka da’een Robabka Gu’ga islamarkaana ay xirmeen Wadooyinka soo gala Magaalada Dhoobley ee Gobolka jubbada Hoose ayaa waxaa sara ukac uu kuyimid qiimaha Khudaarta Gaar ahaan Qaraha.

Qiimaha qaraha ayaa markii hore lasii jiray Haldolar halka uu hada kayahay 3 doolar waxaana laga cabsi qabaa in gabigiisba lawaayo seey sheegayaan ganacsatada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya xaawo Aadan Xuseen.