Baladweyne ( Radio Beerlula )-Dhalinyaradda baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool magaalada dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug ayaa waxa ay codsadeen in la baro xirfado ay ku shaqeysataan islamarkaana ay wax soo saar ka sameen karaan iyagoo Hay’addaha iyo Ganacsatada kusugan Dhuusamareeb ugu baaqay inay u abuuran Shaqo si ay u mareeyaan Noolashooda.
Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud