Dhalinyarada ku shaqaysata Tagaasida ee ku nool Dhoobley oo codsaday in wax laga qabto burburka wadooyinka.

0
119

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Xili Gobalada dalka badankooda uu ka curtay Roobka gu’ga ayaa hadana waxaa jirta saameyn badan u roobku ku yeeshay isku socodka dadka iyo Gaadiidka.

wadooyiinka waa weyn ee Magaalada Dhoobley ayaa waxaa jiifa Biyo aad u badan kuwaasi oo hakiyay isku socodka Gaadiidka yar yar.

Warbixintan waxa soojeedineeysa Xaawo Aadan Xuseen.