Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo noloshooda ka maareeya iibinta bagaashka.

0
273

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku nool dhalinyaro badan oo ku shaqeysto iibinta Agabka Bagaashka ah.

Dhallinyaradan ayaa iibiya agabka Bagaashka noocyadiisa kala duwan sida Oomada, shaambada , Sabuuntada , Kaluunka iyo agabka kale oo kamid bagaashka waxaana ay uga maarmeen ineey ka tahriibaan dalka.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey