Baladweyne (Radio Beerlula)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Cabdirashiid Caydiid Yaasiin ayaa magaalada Hargeysa kusoo gaba-gabeeyay tababarkan oo ku saabsanaa yareynta rabshadaha dhallinyarada iyo ka qeyb-qaadashada hormarinta nabadda.
Tababarkan ayaa waxaa ka faa-ideystay 30-dhalinyaro ah oo ka kala socday ururada bulshada ee ka dhisan magaalada Hargeysa.
Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin