Dhalinyaro shaqo abuur ka helay ganacsiyada sannadihii la soo dhaafay laga hirgeliyay Dhoobley.

0
195

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ku nool dhallinyaro badan oo noloshooda ka maareeya iibinta Raashiinka Noocyadiisa kala duwan.

Dhallinyaradan ayaa iibiya Raashiinka qutul duruuriga sida Bariiska, Baastada, Burka Iyo Saliida.

Warbixintan waxaa inoo haya  Xaawo Aadan Xuseen