Wajiga labaad ee qaadista imtixaanka wareysiga ee macalimiinta oo ka bilowday magaalada Baydhabo.

0
196

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee maamulka Koofur Galbeed ayaa magaalada Baydhabo ka Daah furay wajiga labaad ee Imtixaanka macallimiinta oo wareysi ah.

Imtixaanka wareeysiga ah ayaa laga daah furay magaalooyinka Baydhabo iyo Balcad iyada oo aay ufariisteen 400 oo macalimiin ah.

Warbixintan waxaa inoo haya  Maxamed Yuusuf Cabdulahi