Baladweyne (Radio Beerlula)-Hareeraha jidadka magaalada Baladweyne ayaa waxaa inta badan ku ganacsatada dad u badan haween iyo dhalinyaro kuwaasoo waxyaabo kala duwan ku iibiya,
waxana inta badan dhibatooyin kala kulmaan gaadiidka maraya wadada kuwaasoo xiliyada qaar biyaha iyo dhiiqada dhax fadhisa wadada ku seeyriya ama ku haleeya ganacsigooda.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Sacdiyo Maxamad Maxamuud.