Tababar ku saabsan gargaarka deg deg ah oo lagu qabtay Magaalada Hargeysa.

0
223

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda Qorshaynta Somaliland ayaa Tababar ku saabsan gargaarka deg-dega ah ugu qabatay magaalada Hargeysa shaqalaaha Wasaaradaasi.

Tababarka oo aay Bixinayaan ururka sofa ayaa shaqaalaha wasaarada lagu bari doonaa siduu ubadbaadi laha naftiisa iyo tan bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Maxamad Yuusuf Cabdulaahi.