Baladweyne (Radio Beerlula)-Roobaab xoogan oo ka da-ay magaalada Dhusamareeb iyo deegaanada hoosyimaada ayaa sababay in uu kar kaarada jabsado biyo xereenka magaaladaaasi kaasi oo ku fatahay qeybo kamid ah dhuusamareeb.
Goobaha ay daadadka saameyeen waxaa kamid ah kaamamka Barakacayaasha ee Arlaadi,Shabeelle iyo wadooyinka ugu mhiimsan magaalada.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.