Shirkad soo saarta Calafka Xoolaha oo laga daah furay Qardho.

0
146

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Qardho ayaa markii ugu horeysay laga daahfuray Shirkad soo saarta Calafka Xoolaha taasoo loogu magacday Anfac.

Munaasabada lagu daahurayay ayaa waxaa goobjoog ahaa maamulka gobolka Karkaar kan qardho ganacsato iyo xoolodhaqato.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.