Xuska maalinta shaqaalaha Adduunka oo maanta lagu qabtay Magaalada Baladweyne.

0
161

Baladweyne (Radio Beerlula)-Wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Hirshabeelle ayaa magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ku qabtay munaasabad loogu dabal degayay maalinta shaqaalaha Adduunka oo sannad kasta la xuso 1-da bisha May oo maanta ku beegan.

Munaasabadan lagu xusayay maalinta shaqaalaha Adduunka ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka tirsan wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada Hirshabeelle, maamulka gobolka Hiiraan, odayaal dhaqameed, dhalinyaro iyo waxgarad.

Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Cabdi Saneey.