Mid kamid ah dhaqaatiirta Baladweyne oo ka digay halista cudurka Jabtada.

0
191

Baladweyne (Radio Beerlula)-Dr Maxamed Cumar Mudaale oo kamid ah dhaqaatiirta ka howlgala magalaada Baladweyne ayaa bulshada ugu baaqay ineey ka digtoonaadaan curka jabtada oo kamid ah cudurada ku dhaca xubnaha taranka raga iyo dumarka kaasi oo aysan dadka ku baraarugsaneen

Cudurkan ayaa sanadkii waxaa u ku dhacayaa qiyaastii 98 milyan oo ruux kuwaasi oo ku nool qaar kamid ah wadamada dunida.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.