Kulan loogu hadlayay hormarinta maalgashiga iyo ganacsiga oo lagu qabtay Magaalada Kismaayo.

0
119

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada kismaayo ee xarunta KMG maamulka Jubbaland ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay kor u qaadidda maalgashiyada yar-yar iyo hormarinta ganacsiga.

Kulankan ayaa waxa kaso qayb galay mas,uuliyiin ka socday wasaarada Ganacsiga maamulka jubbaland iyo qaar kamid ah ganacsatada ku nool magaalada kismaayo.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.