Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa lagu qabtay munaasabaddan oo lagu xusayay maalinta Xorriyadda saxaafadda Adduunka oo sanadkasta dunida looga dabaal-dago 3-da bisha May manta oo kale.
Munaasabadda waxaa ka qeybgalay wasiirka wasaaradda war-faafinta Jubbaland ,wariyaal iyo marti sharafkale.
Warbixintan waxaa inoo haya Cabdiqadir Cumar Ibraahin