in kabadan 150 qoys oo deeq raashin ah loogu qeeybiyay tuudalada Boqordharkeyn ee Soomaliland.

0
125

Baladweyne (Radio Beerlula)-Deeqdan oo iskugu jirtay raashin iyo bacaha laga galo roobka ayaa la gaarsiyay 150 qoys ku nool tuulada Boqor dharkeyn ee gobolka saraar.

Dadka lagaarsiyay deeqda ayaa waxaa saameyn xoog leh kuyeeshay roobab dabeylo wato oo kada,ay deeganada gobolka Saraar ee Soomaliland.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Cumar Yuusuf Aadan