Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay shirkan oo looga hadlayay sidii loo dar-dar gelin lahaa dadaalada dib loogu soo celinayo muwaadiniinta Soomaaliyed ee ku nool dalka suudaan oo ay kasocdaan dagaallo sukeeye
Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay hayado badan oo ka shaqeyo arimaha bulshada’ wasiiro’ xildhibaano kamid ah Dowladda Somaaliya iyo masuuliyiin kale.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya Xaawo Aadan Xuseen.