Baladweyne (Radio Beerlula)-Ururka Warbaahinta Puntland (MAP) ayaa magaalada Bossaso tababar ugu soo xiray 25 Suxufi oo lagu taba-baray badqabka iyo tebinta doorashooyinka golayaasha deegaanka.
Tababarkan oo socday mudo shan maalin ah ayaa waxa ka qeyb galay wariyaal kagala socday goboalada Bari, Sanaag, iyo Heylaan.
Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi