Dhalinyaro ku nool Baladweyne oo bilaabay iibinta hilibka

0
105

Baladweyne (Radio Beerlula)-Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxaa ku nool dhallinyaro badan oo noloshooda ka maareeya  iibinta Hilibka Xoolaha Noocyadooda kala duwan.

Dhallinyaradan ayaa iibiya hilibka Lo’da, Ariga, Iyo Geela waxa ayna ugu maarmeen inay ka tahriibaan dalka.

Warbixintan waxaa inoo haya Bilaal Daahir Waaneey.