Baladweyne (Radio Beerlula)-Deegaanka Laasa-barwaaqo oo katirsan Degmada Carmo ee gobolka Bari ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday dhameyey Fasalka 8-aad isla markaana ka aflaxday iskuulka Hoose Dhexe ee Iimaamu Maalik.
waxa ka qayb galay munaasabada maamulka iskuulka waalidiinta ardayda qalinjabinaysay macalimiin iyo marti Sharaf kale.
Warbixintan waxaa inoo haya Maxamed Yuusuf Cabdulahi