Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo maanta gaadiid kala wareegtay Hay’ada caafimaadka Adduunka.

0
139

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Adan a ayaa Hey’adda WHO kala wareegay Shan Gaari oo ah nooca loo yaqaano Hardtop-ka.

Munaasabadda gawaarida lagula kala wareegayey waxaa goob joog ka ahaa Wasiiru dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Drs Maryama Maxamed Xuseen, qaar ka m,id ah agaasime waaxeedyada iyo Magadaxda Hey’adda WHO ee Gobolka.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cabduqaadir Cumar Ibraahim.