Dhalinyaro macalimiin ah oo fursado shaqo ka helay iskuulka Global ee Baladweyne

0
168

Baladweyne ( Radio Beerlula )-In kabadan 4 dhallinyaro ah ayaa fursado shaqo ka helay iskuulka Global oo ah iskuul lagu barta cilmiga Compterka oo ku yaalo magaalada Baladweyne.

Dhallinyaradan ayaa iskuulka ka dhiga maadooyin kala duwan iyadoo shaqadaan macalinimo ay ku maareeyaan noloshooda.

Warbixintaan waxa soojeedineeysa Sacdiyo Maxamed Maxamuud.