Cudurka shuban biyoodka oo ka dilaacay magaalada Baaydhabo

0
147

Magaalada Baydhabo iyo deegannada hoos taga ayaa waxaa ka dilaacay Cudurka shuban biyoodka kaasi oo sameeyay dad iskugu jira caruur iyo dad waayeel ah kuwaasoo la dhigay xarumaha caafimaadka Baydhabo.

Cudurka shuban biyoodka ayaa inta badan haleela bulshada nugulka ah ee ku nool kamamka barakacayasha kuwaasoo aan awoodin inay helan biyo nadiif ah.

Warbixintaan waxa soojeedineeysa Xaawo Aadan Xuseen.