Tababar ku saabsan maamulka iyo maareynta oo ka furmay Hargeysa

0
227

Baladweyne ( Radio Beerlula )-Gudoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Soomaliland ayaa magaalada hargeysa ka furay tababarkan oo ku saabsan maamulka iyo maareynta.

Tababarka ayaa waxaa ka qeeybgalaya shaqaalaha iyo masuuliyiinta Hay’adda barakacayaasha iyadoo uu socon doono mudo sadax cisho ah.

Warbixintaan waxa soojeedinaya Cumar Yuusuf Aadan.