Magaalada Boosaaso Oo lagu furay Xaruunta Jirdhiska Bosaaso Fitness.

0
126

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa laga hirgeliyay xarun jir dhis oo lagu magacaabo Boosaaso Fitness , taasoo loogu talo galay in dhalinyarada iskaga ridan culeysa miisaankooda islamarkana jirkooda ku dhisan.

Daah furka munaasabada ayaa waxa goob ahaa maamulka Boosaaso Fitness Maamulka Gobalka Bari , iyo qaybaha kale ee bulshada.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya Bilaal Daahir Waaneey.