Baladweyne (Radio Beerlula)- Ganacsatada magaalada Baladaweyne ayaa saameen xoogan waxa ay kala kulmeen fatahaadda uu Webiga Shabeelle ka Sameeyay qaybo kamid ah magaalada .
Ganacsiyada ay fatahaada saameeysay waxaa kamid ah dharka , bagaashka iyo maacuunta .
Warbixintan waxaa inoo haya Sacdiya Maxamed Maxamuud