Kulan looga hadlayay xaaladda guud ee Gobolka Jubada hoose oo lagu qabtay Kismaayo

0
136

Magaalada Kismaayo ayaa lagu qabtay kulankan oo looga hadlayay sidii wax looga qaban lahaa saameynta ka dhalatay fatahaadda roobabkii ka da-ay qeybo kamid ah gobolka Jubada hoose kuwaasi oo sababay ineey dumaan guryo ay daganaayeen dad danyar ah iyo ineey xermaan wadooyin muhiim ah ,

Kulankan ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka gobolka gobolka Jubada hoose ,kan degmada Kismaayo iyo masuuliyiin kale.

Warbixintan waxaa soo jeedinaya C/qaadir Cumar Ibraahim